Ciidamada Amaanka oo fuliyay howlgal lagu qabtay Sargaal katirsan Al Shabaab

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamo Mareykan ah ayaa xalay howlgal qorsheesan waxa ay ka fuliyeen deegaanka Basra ee duleedka degmada Balcad. Ciidamada wada jira ee weerar ku qaaday deegaanka Basra ayaa adeegsanayay diyaarado, waxaana deegaanka ka dhacay iska hor imaad khasaaro dhaliyay oo dhax maray ciidamada huwanta iyo kua Al Shabaab. War … Continue reading Ciidamada Amaanka oo fuliyay howlgal lagu qabtay Sargaal katirsan Al Shabaab